Koronavirus-ku wuxuu ku fiday Norway iyo dalal kale oo adduunka ah. Waxaan fiiriyaa waxa ay tani ka dhigan tahay iyo waxaad sameyn karto si aad uga fogaato in cudurka kugu dhaco.